Daawo:Ugaas Maxamed oo Ka Macadceliyey Hadhimo sharafeed ay usameysay Beesha Dishiishe

ugaas

Beelweynta Dishiishe oo Hormuud u yahay Ugaas Cabdifataax Ugaas Yaasiin Ugaas Cabdiraxmaan ayaa Munaasibad Hadhimo sharafeed ugu Sameeyey Ugaas Maxamed Ugaas Axmed Ugaas Faarax iyo wefti balaadran oo uu hogaaminaayo Deegaan Dalxiiseedka Biyo kulule ee Degmadda Boosaaso.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.