Jubbaland:Buundada Bardheere Ha dhiseen Qurbajoogta iyo dadka kale

Oogle

Wasiirka Arimaha Gudaha Jubbaland Maxamed Cabdi Oogle oo kamida wasiirada Beesha Mareexaan ku matala Maamulka Axmed Madoobe oo laga filaayey Dhaqaalo lagu dhiso Buundada Baardheere ayaa dayro la yimid.

Wasiir Oogle oo ay waheliyaan wafti kasocda hay’adaha Samafalka ayaa bulshada Baardheere u Sheegay inay dhaqaalo lagu dhiso buundada Baardheere ka raadsadaan Qurba Joogta iyo Bulsahada Soomaaliyeed.

Wasiir Oogle oo hada kahor waxuu sheegay inuu mashaariic oku keeni doono 20 bari gudaheed taas oo beenowday.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.