
Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Entebbe ee dalka Uganda ku saxiixay heshiiska ku biiritaanka Urur Gobaleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika (EAC).
“Muhiimadda juqraafiyeed ee Soomaaliya waxay sare u qaadi doontaa muhiimadda Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga afrika ee caalamka.”
Leave a Reply