Daawo:Laftagareen Afsoomaaliga waa Qabyo Maygii inta Laga Booday ayaa Maxaa tiri loo Booday

laftagareen

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftgareen ayaa Baydhabo ka Daahfurey Shirka Wadatashiga Arimaha Waxbarashada Dalka, kaas oo uu sheegay in Af Somaaliga qabyo yahay.

Wasiirka Waxbarashada XFS, Wasiiradda Waxbarashada Dowladdaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka iyo Marti sharaf kale ayaa Goobjoog ahaa Munaasabada Daahfurka Shirka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.