Kutlada Toosin Qaran oo ay sameysteen Xildhibaano Badan oo ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya ayaa Madaxwaynaha iyo Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya ku eedeeyey inay Xukuumadda ku fashilantay Shaqadii loo Idmaday oo ugu horaysay gurmadka fatahaadaha,
Dhanka kale waxaa madaxda dowlada lagu sheegay inay galeen Heshiisyo qarsoodi ah oo halis ku ah qaranka Soomaaliyeed.
ugu dambayntii Kutlada ayaa ku baaqday Ra’iisulwasaare Xamse in uu Hor imaadaa Baarlamaanka, Xildhibaan Faarax Macalin Bishaar ayaa Aqriyay War saxaafadeed kasoo baxay Kudlada Toosin Qaran.
Leave a Reply