Guddoomiyaha aqalka sare oo ka tacsiyeeyey geerida wasiir Khadiijo

aqalka sare

Gudoomiyaha golaha aqalka sare Baarlamanka FS Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ka tacsiyeyay geerida wasiirkii Wasaarada Hawewnka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS Xil. Khadiija Maxamed .

Sen. Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa Sheegay in Marxuum Khadiija Maxamed Diiriye Ay dalka ka Soo Qabatay Xilal kala Duwan ayna Qayb ka ahayd dad u Soo dhabar adeegay Dib u Soo Noolaynta Dowladnimada Soomaalya.

Gudoomiyaha golaha aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa u Tacsiyeyay Caruurteeda iyo ehelkeeda Isagoo Sidoo kale tacsi u diray Xubnaha golaha Shacabka iyo Xukuumada Federaalka Soomaaliya oo Ay ka mid ahayd.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.