Dowladda Ethiopiya ayaa ku dhawaaqday maanta in ay awoodi wayday inay iska bixiso daynta lagu leeyahay, iyadoo noqonaysa dalkii saddexaad ee Afrika ee daynta iska bixin waaya.
Dalalka kala ah Zambia iyo Ghana ayaa horay ugu guul daraystay sidii ay iskaga bixin lahaayeen daynta lagu lee yahay.
Leave a Reply