
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka Jabuuti kaga qeyb galay kulan lagu sii amba-qaadayo wadahadalladii u dhaxeeyey Dowlada Federaal ka Soomaaliya iyo Soomaaliland.
Shirka waxaa qayb ka ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyo Madaxweynaha Somaliland mudane Muuse Biixi Cabdi.
Leave a Reply