Daawo:Deni oo Cambaareeyey Xasan Sheekh iyo Shirka Jabuuti

xasansheekh

Hadaljeedinta Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo ku dhawaaqay in uu u taaganyahay xilka Madaxweynaha Dowladda Puntland (2024-2029) ayaa ka hadlay Shirka Jabuuti.

Madaxwayne Deni ayaa cambareeyey shirka ka socda Jabuuti ee u dhaxeeya Xasan Sheekh iyo Muuse Biixi waxuuna sheegay shirka arimaha Soomaaliya looga hadlayo oo ay ka mawan tahay Puntland uu qalad yahay.

Dhanka kale Deni ayaa sheegay hadaanan shirka loo joojinayn Puntland ha ogaado Xasan Sheekhna inaan isagana wax loo joojinayn.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.