
Musharax Madaxweyne Cabdiwali Cali Gaas oo soo bandhigay olalihiisa Siyaasadeed ayaa Sheegay inuu ka tagay Puntland xasiloon siyaasad ahaan, Qaanuun ahaan iyo Ummad ahaan-ba, 5 sano kadib waxaan u imid Puntland oo dadkeedii kala irdhoobeen, Puntland oo Ciidan-keedii la iska horkeenay.
Leave a Reply