Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: December 2023

Xamse

Xamse oo la kulmay Xil. Hodan Xasan oo ka tirsan Aqalka Wakiilada Minnesota

26th December 2023 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Xildhibaan Hodan Xasan oo ka tirsan Aqalka Wakiillada Gobolka Minnesota ee […]

jimcaale

Guddoomiyaha Banaadir oo saxiixayay Miisaaniyadda sanadka 2024 oo gaaraysa 67 Milyan

25th December 2023 admin 0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta si rasmi ah u saxiixay Miisaaniyadda Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda […]

hormuud

Daawo:Boyad Shidaal Oo Ay Leedahay Hormuud ayaa Muqdisho Lagu Qarxiyey

25th December 2023 admin 0

Gaari kuwa shidaalka qaada ah oo ay leedahay shirkada isgaarsiinta Hormuud ayaa maanta lagu qarxiyey xaafada Waxarcade ee Degmada Heliwaa ee magaalada Muqdisho. Ma jiro […]

gaas

Daawo:Cabdiwali Gaas “Kalsooni kuma Qabno Doorashada Deni Maamulayo

25th December 2023 admin 0

Madaxwaynihii hore ee Puntland Cabdiwali Gaas ayaa ka hadlay kalsooni darrada Mucaaradku ay ka qabaan guddiga Doorashada baarlamaanka, Go’aankii Isimada SSC & Saameyntii uu kuyeeshay […]

beeldaaje

Daawo:Isimada Bari oo Taageeray go’aankii Garaadada SSC

24th December 2023 admin 0

Beeldaaje Maxamed Beeldaaje isamciil iyo waxgaradka kale ee beelaha ayaa taageeray go’aankii isimada dhaqanka SSC-KHAATUMO iyaga oo fariin u diray guud ahaan isimada dhaqanka Puntland.

jimcaale

Gudoomiyaha Banaadir ayaa dhagax dhigay wadada isku xirta Sanca iyo xeebta Liido

24th December 2023 admin 0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa dhagax-dhigay dib-u-dhiska Wadada Laamiga ee isku xera Isgoyska Kaaraan illaa Aargada Liido […]

hormuud

Mid ka mid ah shaqaalaha Hormuud oo ku geeriyooday qarax loogu xiray gaari uu watay

24th December 2023 admin 0

Qarax lagu xirey gaari noociiisa yahay Noha oo ay leedahay shirkada isgaarsiinta Hormuud ayaa ka dhacay degmada Hiliwaa ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku dhintey […]

Ugaasmaxamuud

Daawo:Ugaas Maxamed Ugaas Cali oo ka hadlay Geeridii allaha Unaxariistee Wasiir Khadiijo

23rd December 2023 admin 0

Ugaas Maxamuud Cali Ugaas oo ka qayb galay tacsida allaha Unaxariistee wasiir Khadiijo ayaa yiri “Mudulood oo aan soo kala harin waxay u yimaadeen inay […]

xasansheekh

Madaxweyne Xasan oo xilka ka qaaday Ergaygii xiriirka caalamiga ah iyo isuduwaha barnaamijyada

23rd December 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xilka ka qaaday Mudane Nasa Cige oo ahaa Lataliyaha Madaxweynaha ee xiriirka caalamiga ah iyo isuduwaha […]

garaadismaaciil

Daawo:Garaad Jaamac ” Xildhibaan lasoo Xulayo Majiro

23rd December 2023 admin 0

Isimada iyo Garaadada SSC oo Maanta kulan aan Caadi ahayn ku yeeshay Laascaanood ayaa sheegay inay yihiin Maamul Goboleed Dowlada hoos taga sidaa darteena aysan […]

garaadjamac

Daawo:Garaad Jaamac Garaad Cali oo ka hadley 17 ka Xildhibaan ee Barlamaanka Puntland

21st December 2023 admin 0

Garaad Jaamac Garaad Cali oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool ayaa ka hadlay Waxa laga Yeelo 17 Xildhibaan ee Barlamaanka Puntland. Garaad […]

ugaasmaxamed

Daawo:Ugaas Maxamed oo Talo Wayn u Jeediyey Isimada SSC

21st December 2023 admin 0

Ugaas Maxamed Ugaas Axmed oo Magaalda Laascaanood kaga qayb galay Munaasabad soo dhaweyn ah oo uu Sameeyey Ganacsade Jabuutaawe taas oo ay ka qayb galeen […]

Khaatumo

Daawo:Bulshada Laascaanood Oo Si Adag ula Hadashay Garaadada SSC

21st December 2023 admin 0

Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool waxaa bananbaxbwatn ka sameeyey Jamaahiirta iyagoo si adag ula hadlayGaraadada SSC. Dadkaan ayaa isugu soi baxay Laascaanood ayaa ku baaqay […]

khadiijo

Madaxwayne Farmaajo oo Ka Tacsiyeeyey Geeridii Wasiir Khadiijo

20th December 2023 admin 0

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyey geeridii ku timid AUN Wasiirkii Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka ee XFS. Innaa Lillaahi Wa Innaa […]

Aadanmadoobe

Daawo:Gudoomiye Aadan Madoobe oo ka Tacsiyeeyey Geeridii Wasiir Khadiijo

20th December 2023 admin 0

Guddoomiye Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe ayaa tacsi tiraanyo leh u diray qoyska, ehelada iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed geerida ku timid Marxuumad Xildhibaan Khadiijo […]

Posts pagination

« 1 2 3 … 6 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes