Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: December 2023

Jibriil

Daawo:Barlamaanka Puntland oo Kasoo horjeestay go’aankii Madaxwayne Deni

7th December 2023 admin 0

Barlamaanka Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa kasoo horjeestay Go’aankii Xalay uu ku dhawaaqay Madaxwayne Deni ee ahaa in doorashada Madaxda iyo Barlamaanka Puntland dhacdo […]

deni

Daawo:Madaxwayne Deni oo Qaatay Go’aan adag oo Ku Saabsan Doorashada

6th December 2023 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni oo ku dhawaaqay Goa’aan taarikhiya oo ku aadan Doorashooyinka Puntland 2024.

xasansheekh

Madaxwayne Xasan oo Sheegay in la Xakameeyey Qulqulka Hubka

6th December 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad loogu mahad celinayay dowladihii codkooda ku taageeray go’aankii taariikhiga ahaa ee […]

daahiramiin

Daawo:Jeesow oo Fashiliyey 500 oo Kun oo ku Jirtay Xisaab xirka Miisaaniyada

6th December 2023 admin 0

Xildhibaan Amiin Jeesow oo ka qayb galay Kalfadhiga 4-aad kulankiisa 3-aad ee Labada Gole ee Barlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay qaladaad wayn oo ku jira […]

Galmudug

Daawo:Galmudug oo heshiisiisay beelo ku dagaalamay Galgaduud

5th December 2023 admin 0

Wasaarada arrimaha gudaha, federalka iyo dib u heshiisiinta Galmudug oo ku soo gabagabeysay deegaanka Balihowd oo hoos taga degmada Xeraale ee gobolka Galgaduud shir dib-u-heshiineed […]

cali jeyte

Cali Jeyte oo U Hanjabay Dadka Isaga Mucaarada

5th December 2023 admin 0

Ergayga Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Macawisleyda Cali Jeyte Cismaan ayaa farriin hanjabaad ah u diray dadka isaga Mucaarada ee ku dhax jira Macawiisleyda iyo […]

Doodisho

Amiirka Qatar oo warqadaha aqoonsiga safiirnimo ka guddoomay Danjiraha Cusub ee Soomaaliya

4th December 2023 admin 0

Amiirka dalka Qatar Tamim bin Hamad Al Thani  ayaa warqadaha aqoonsiga safiirnimo ka guddoomay Danjiraha Cusub ee Soomaaliya ee dalka Qatar Dr Maxamed Axmed Sheekh […]

Baardheere

Dowlada Soomaaliya oo Lagu Eedeeyey inay ka Gaabisay Gurmadka Gedo

4th December 2023 admin 0

Kulan looga hadalayay sii loogu gurman lahaa dadka kunool Gobolka Gedo ee ay saameeyeen fatahaadaha ayaa lagu qabtay magaalada Nairobi. Waxgaradkii iyo Siyaasyiintii kulan ka […]

Deni

Daawo:Warmurtiyeedkii Deni iyo Qaar kamida Xisbiyada Mucaaradka

3rd December 2023 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan la qaatay Xisbiyada siyaasada Puntland, shirkaasi oo socday maanta ilaa iyo caawa ayaa looga hadlay dardargelinta […]

barlaman

Kulankii Xildhibanada Labada Aqal oo Fashil ku dhamaaday

2nd December 2023 admin 0

Kulan Maanta ay Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ay ku yeelan lahaayeen Xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho ayaa buuq iyo sawaxan kusoo […]

Farmaajo

Daawo:Madaxwayne Farmaajo oo Ka Hadlay Cunaqabataynta Hubka

2nd December 2023 admin 0

Madaxwaynihii Hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa ka hadlay Cunaqabaraynta Hubka iyo Dayn cafinta.

Xamze

Daawo:Xamse oo Ka Hadlay Cunaqabataynta Hubka

2nd December 2023 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay guusha taariikhiga ee Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay uga qaaday […]

Aadanmadoobe

Aadan Madoobe oo Shacabka ugu hambalyeeyay Cunaqabteynta hubka Soomaaliya Laga qaaday

2nd December 2023 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Ku-simaha Madaxweynaha JFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hambalyo ku aaddan guusha taariikhiga ah ee […]

Posts pagination

« 1 … 5 6

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes