
Guddiga Doorashada madaxweynaha iyo kuxigeenka Puntland ayaa shaaciyay jadwalka Doorashada.
Guddiga Doorashada Puntland ayaa Sheegay qabashada araajida inay Maanta Bilaabanayso iyadoo ku eg bari Afarta Galabnimo oo taariiqdu rahay 6 bisha janaayo.
Dhanka kale Guddiga Doorashada Puntland ayaa sheegay khudbada Madaxwaynaha iyo kuxigeekiisa in la dhagaysanayo maalinta Axada ah, Maalinta Isniinta ahna la doorashafu dhacayso.
Leave a Reply