Xildhibaano katirsan Golaha shacabka ayaa Sheegay in ay la Xisaabtami doonaan Wasaarada Warfafinta oo Been Abuur ku Tilmaamtay Mooshin ay Xukuumada ka Gudbiyeen oo ku saabsanaa heshiiskii Itoobiya iyo imaaraadka.
Xildhibaan Fa’iza Jeyte ayaa aqrisay mooshinka.
Leave a Reply