Ciyaartoydii xulka Koonfur Galbeed ayaa dhibaatooyin iyo dhaawacyo loogu geystay magaalada Muqdisho, halkaas oo maalmihii u danbeeyey uu ka socday koobka kubbadda cagta ee Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir.
Ciyaartooyda Koonfurgalbeed ayaa Maanta Gaaray Magaalada Baydhabo iyagoo iskaga baxay Ka qayb galka Ciyaaraha maamul Goboleedyada ee Muqdisho Ka Socda.
Dowlada Soomaaliya ayaa ku fashilantay inay sugto amniga Ciyaartooyada koonfurgalbeed, waana sanadkii labaad ee xulka Koonfurgalbeed Muqdisho Dhaawacyo loogu gaysto
Leave a Reply