Daawo:Dowlada Soomaliya oo Sheegtay Inaan Wali Xariirka loo Jarin Itoobiya

abiyaxmed

Guddiga arrimaha Dibada ee Aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa Maanta waxay Su’aale waydiiyeen masuuliyiinta Wasaarada Arimaha Dibada.

Guddiga Aqalka Sarre ayaa Wasiir Dowlaha Arimaha Dibada Soomaliya Cali Balcad Waydiiyey Sababta Safiirka iyo diyaaradaha Itoobiya dalka looga cayrin waayey madaama Itoobiya nagu soo duushay.

Wasiir dowlaha Arrimaha Dibada Soomaaliya ayaa ku jaawaabay Safiirka inuu dalka iskiis uga tagay markuu rabana ku soo noqon karo, wax go’aana oo dowlada ka qaadatay in xirirka loo jaro Itoobiya ama dalka laga joojiyo Diyaarada iyo jaadka itoobiya majiraan.

hadalkaan Wasiir Dowle Cali Balcad ayaa faship ku noqday olalihii madaxwayne Xasan iyo Xukuumada wadeen ee ahaa boobka Itooboya hala hortago.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.