Xxxildhibaan Maxamed Xasan Murjaan oo kamida Xildhibaanada Barlamaaka Soomaaliya oo ka hadlaayey Weerar hay’ada Nabadsugida Soomaaliya ku qaaday Shirka Hormuud ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaalka Shabaab iyo Itoobiya lagula jiro, badalkeedana la weeraro Mahad Salaad.
Leave a Reply