Daawo:Ugaas Maxamed Ugaas Xaashi ayaa Kenya ugu Baaqay inay Wasiir Janan Xoriyadiisa Usoo Ceshaan

Janan

Ugaaska Maxamed Ugaas Xaashi iyo shacabka gobolka Gedo ayaa dowlada kenya ugu baaqay inay xoriyadiisa usoo ceshaan Wasiirkii hore ee amniga Jubbaland Cabdirashiid Janan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.