
Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo si diirran loogu soo dhaweeyey Qasriga Al-Itixaadiyah ee looga arrimiyo dalka Masar ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha dalkaas Mudane Cabdulfataax Al-siisi.
Labada madaxwayne ayaavkawada hadlay arimaha geeska afrika iyo Bariga dhexe gaar ahaan damaca itoobiya ku doonayso inay kunqaadato bada Soomaaliya.
Leave a Reply