
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Garoowe kusoo dhoweeyey wefti Balaadhan oo uu hogaaminayo Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Kaariye Qoorqoor.
Madaxweynaha Galmudug iyo weftigiisa waxay ka qayb-gelidoonaan Caleema-saarka Madaxda Puntland, kaasi oo Garoowe ka qabsoomidoona 25, Janaayo, 2024.
Leave a Reply