Daawo:Cabdiraxman Cabdishakuur oo Dowlada ugu baaqay Inay Magacowdo wasiirada Marexaan iyo Majeerteen

shakuur

Xildhibaan Cabdiraxman Cabdishakuur oo ka hadlaayey dagaalka u dhaxeeya Itoobiya iyo Soomaaliya iyo Safarka Madaxwayne Xasan Sheekh uu dalalka Dibada ku tagayo isagoo wadan wasiirkii arimaha dibada ayaa yiri Amniga wasiir arrimo dibadeed ma rabo ee Buugaagta ayaan akhrisanayaa, Majeerteen iyo Mareexaan xilkooda deg deg haloogu magacaabo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.