Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: January 2024

laftagareen

Daawo:Laftagareen oo Garoowe kulan kulaqaatay Jaaliyada Koonfurgalbeed

27th January 2024 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdiga uu Hogaaminayo ee ku sugan Magaalada Garoowe ayaa ka qeybgalay kulan Isugu jiray Qada-Sharaf […]

asluub

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo booqday Xarunta SODMA

27th January 2024 admin 0

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Gen Mahad Cabdiraxmaan Adam ayaa maanta waxa uu booqasho ku tagay Xarunta Dhexe ee Hay’adda SoDMA, waxaana halkaas ku soo dhaweeyey […]

xasansheekh

Dhageyso:Puntland oo sheegtay Xasan Sheekh ficiladiisu inay Albaabka Naarta furayaan, taasna Soomaali ma anfici doonto

26th January 2024 admin 0

Wasiirka Warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir ayaa eedeyn kulul u jeediyey Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Maanta Garoowe ka Dhoofay. Wasiirka Warfaafinta Puntland Maxamuud […]

abiyahmed

Daawo:Bananbax Looga Soo Horjeedo Damaca Itoobiya oo ka dhacay South Africa

26th January 2024 admin 0

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Koonfur Africa ayaa Banaanbaxyo waaweyn oo looga soo horjeedo damaca Itoobiya ayey ku qabteen magaalo madaxda dalka Koonfur Africa ee Pretoria.

xasanshekkh

Madaxwayne Xasan oo Ka Dhoofay Garoowe iyo Kulankii Isaga iyo Deni oo Fashil ku dhamaaday

26th January 2024 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Galabta garoonka diyaaradaha ee Garoowe kusii sagootiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud […]

deni

Madaxwayne Deni oo Shaaciyey Gogol wadahadal oo Taala Puntland

25th January 2024 admin 0

Madaxwaynaha Deni oo ka hadlaayey Caleemo Saarkiisa ayaa hadal kooban jeediyey isagoo sheegay inay Puntland taalo Gogol looga hadlayo Masiirka dalka Soomaaliyeed.

xasansheekh

Madaxwayne Xasan oo Taageeeay Ansixinta dastuurka Baaqna u diray Shacabka

25th January 2024 admin 0

Madaxwaynaha Soomaaliya oo Ka qayb galay Caleemo Saarka Madaxwayne Deni ayaa amaanay Shaqadii labada aqal ee Soomaaliya Shalay Qabteen.

saacid

Daawo:Saacid Shirdoon oo Ka hadlay Damaca Itoobiya iyo Burburka Buundooyinka

25th January 2024 admin 0

Ra’iisalwasaarihii hore ee Soomaaliya Saacid Faarax Shirdoon oo ka qayb galay caleemo saarkii Madaxwaynaha Puntland ayaa ka hadlay Damaca Itoobiya iyo burburka Soo gaaray Buundooyinka […]

firdhiye

Madaxwaynaha SSC oo ka hadlay Dhibkii ay Somaliland Ka Gaysatay Laascaanood

25th January 2024 admin 0

Madaxwaynaha SSC Cabdulqaadir Firdhiye oo ka qayb galay Caleemo saarka Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa ka warbixiyey Dhibaatadii Taliska Muuse Biixi ka gaystay Laascaanood.

khayre

Khayre oo toos u Weeraray Xasan Sheekh Caleema saarka Madaxweynaha Puntland

25th January 2024 admin 0

Ra’iisalwasaarihii Hore ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo ka qayb galay Caleemo Saarkii Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni oo ka dhacday Magaalada Garoowe ayaa weerar […]

Qoorqoor

Deni oo QoorQoor kusoo Dhaweeyey Magaalada Garoowe

24th January 2024 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Garoowe kusoo dhoweeyey wefti Balaadhan oo uu hogaaminayo Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Kaariye Qoorqoor. Madaxweynaha Galmudug […]

Farmaajo

Madaxwayne farmaajo oo Ka horyimid Go’aankii ay Gaareen Barlamaanka Soomaaliya

24th January 2024 admin 0

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku eedeeyey hoggaanka dowladda inay kala dhantaaleen mdnimada iyo wadajirka dalka Soomaaliyeed. Farmaajo ayaa qoraal uu soo […]

KHAYRE

Xasan Cali Khayre oo Cambaareeyey Kulankii Xildhibanada Eedayna U Jeediyey Villa Somaliya iyo Gudoonka Barlamanka

24th January 2024 admin 0

Ra’iisulwasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre ayaa ka hadlay kulankii maanta xildhibaanada labada aqal ay lu ansaxiyeen habraaca wax ka badalka Dastuurka dalka. Kheyrre […]

Firdhiye

Madaxwaynaha SSC oo Di Diiraan Garoowe loogu Doo Dhaweeyey

24th January 2024 admin 0

Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Hon Ilyas Osman Lugatoor ayaa soo dhoweeeyey Hogaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye) iyo wefti balaadhan oo uu […]

barlaman

Labada Gole ee BJFS ayaa Ansixiyay Wax kabedelka Dastuurka,iyo buuq ka dhashay

24th January 2024 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay Kalfadhiga 4-aad kulankiisa 10-aad ee Labada Aqal ee […]

Posts pagination

« 1 2 3 … 8 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes