Daawo:Madaxwayne Laftagaren oo Gudoomiyey shirkii Golaha wasiirada Koonfurgalbeed

laftagareen

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Gudoomiyey Shirka Golaha Wasiirada oo lagu Ansaxiyey Hindisaha xeerka Wax ka bedelka iyo Sixida Dastuurka kumeel-gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.