Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Gudoomiyaha Garabka Militariga ahlusunada oo dagaal kala dhaxeeya Maamulka Goboleedka Galmudug Shir ka dhacay Muqdisho ku Casuntay
Sheekh Maxamed Cali Shaakir ayaa dowlada ku casuntay shirka kulan-howleedka soo bandhigidda iyo dib u eegista Istiraatiijiyadda Qaran ee ka Hortagga iyo la Dagaallanka Fikirka Xagjirka ah.
Leave a Reply