Masuuliyiin Ka Tirsan Dowlada oo Doonaya inay Fakiyaan ninkii Gubay Luul

Luul

Masuuliyiin ka tirsan Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa doonaya inay fakiyaan ninkii Gubay Marxuumad Luul Cabdicasiis sida ay sheegeen eheladeeda oo Warbaahinta la hadlay

Ehellada marxuumad Luul oo ay ku jiraan waalidiinteeda oo shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay in weli ay yihiin dhibanayaan, isla markaana aysan helin cadaalad.

Aabe Cabdicasiis oo dhalay marxuumad luul ayaa si weyn u dhaliilay dowladda federaalka, wuxuuna sheegay in eedeysane Sayd Cali Macallin Daa’uud oo lasoo qabtay isaga oo baxsad ah la geeyay qol Mukeyf leh, maydka gabadhiisana uu weli ku jiro Firinjeer.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.