Wasiiru dawlaha ahna wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda ee Soomaaliya Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad) ayaa ku sugan magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya.
Wasiir dowlaha ayaa sheegay ujeedka safarkiisa inuu yahay ka qeyb galayaa Shir Madaxeedka 44-aad ee Midowga Afrika oo aan ku matali doono Soomaaliya, anigoo u hamuun qaba in aan gacan ka geysto qaabeynta doorka Afrika ee caalamiga.
Leave a Reply