Wasiir Tiktok oo Tacsi Ugu Tagay Imaaradka Halka uusan booqay dhaawac Soomaliyeed

Wasiir

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa tacsi uu ka sidey Madaxweynaha JFS, Ra’iisul Wasaaraha XFS iyo guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed waxa uu gaarsiiyey dowladda Imaaraadka Carabta iyo ehelada saraakiishii dhawaan ku shahiidey Xerada Goordan ee magaalada muqdisho.

Wasiirka ayaa sheegay in Shuhaddada walaalaheen ah ay astaan u ahaan doonaan xiriirka dhiig wadaagga ah ee Imraadaka Carabta iyo Soomaaliya.

Wasiirka Gaashaandhiga ayaa marnaba tacsi iyo booqasho ugu tagin qoysaska askarta Soomaliyeed ee ku dhintay dagaalka iyo luwa lu dhaawacmay qaracyada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.