Shariif Sheekh Axmed oo ka Digay Qorshaha Xasan Sheekh ee ka Damacsan yahay Dastuurka

shariif

Madaxweyne hore Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo ka qayb galay Kulankii Barlamaanka Soomaaliya oo looga hadlaayey wax ka badalka dastuurka ayaa ka digay damaca Xasan Sheekh Maxuud inuu dalku wajahayo qataro badan.

Shariif Sheekh Axmed ayaa yiri “Guriga aan ku jirno waxa ka jira iyo banaanka waxka jira isma lahan xaalada amniga ee wadanka wuu sii xumaanayaa xuduudihiina waa lagu soo duulay dastuurkana dano gaar ah ayaa laga leeyahay”.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.