Xasan Sheekh oo Bari ka hadli doona Sida Xun ee Itoobiya ula dhaqantay

XASANSHEEKH

Madaxwaynaha Soomaliya Xasan Sheekh ayaa bari ka hadli Doona sida foosha xumayd ee Dowlada itoobiya ula dhaqantay isaga iyo Waftigiisii.

Guduumiyaha golaha Shacabka Soimaaliya Aadan Madoobe ayaa golaha Shacbka ka horsheegay inuu Madaxweyne xasan Codsaday maalinta beri ah in uu Labada Gole u jeediyo Khubad Xasaasi ah oo uu kaga hadli doono Xaaladda dalka iyo Safarkiisii Itoobiya

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.