Suuqa Soomaalida ee Magaalada Nairobi Caasimada Dalka Kenya ayaa Maanta oo Khamiis ah Xiran kadib markii ay ogaadeen inuusan amnigooda Sugnayn.
Ganacsatada Xaafadda Islii ayaa dhigay Banaanbax ay kagasoo horjeedaan xirnaashaha Suuqa Raashinka ee xaafaddaasi kadib markii ay ka war heleen inay kusoo wajahan yihiin ciidamada amniga Kenya.
Leave a Reply