
Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa war kasoo saartay bad-qabka isticmaalka hawada Soomaaliya.
Qoraal ay soo saartay hay’adda ayaa lagu yiri”Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA) waxay dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo shirkadaha duulimaadka ee isticmaala hawada Soomaaliya u caddeynaysaa inay si buuxda gacanta ugu hayso badqabka duulimaadyada isticmaala hawada Soomaaliya.
Ma jirto amni xumo iyo halis badqab oo ka jira hawada Soomaaliya”.
Leave a Reply