Waxaa maanta baaday kulanka labada gole ee Baarlamaanka Soomaaliya oo lagu guda geli lahaa cutubka 3aad ee Dastuurka Soomaaliya.
Kulankii labada Gole ee barlamaanka Soomaaliya ayaa u baaqaday Kooram la’aan sida ay sheegtay gudoomiye Kuxigeenka kowaad ee barlamaanka Soomaaliya Sacdiya Firinbi.
Leave a Reply