Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay munaasabadda qalinjabinta dufcadda 22-aad ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ayaa ka hadlay mudnaanta ay dowladdu siinayso tayaynta waxbarashada dalka iyo muhiimadda bixinta canshuuruhu u leyleyihiin horumarinta adeegyada bulshada.
Madaxwayne Xasan ayaa ka hadlay ciidamo gudaha gapay Jaamacada Muqdisho kuwaas oo goobayey Canshuur waxuuna tilmaamay inaysan fiicanayn Ciidan gudaha usoo gala Jaamacaf.
Leave a Reply