Madaxwaynihii Hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo ka hadlaayey wax ka badalka Dastuurka ayaa ka horyimid qorshaha wax looga badalayo dastuurka Soomaaliya.
Madaxwaynihii Hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa sheegay wax kasya xarunta barlamaanka waa qorista dastuur cusub oo loo dhamayn kaas halis ku ah dowladnimada Soomaaliya.
Leave a Reply