Sufyaan Sh. Axmed (Taakeeye) ayaa maanta kasoo hor muudqday Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida, iyadoo bilooyinka kahor laga soo qabtay dalka Kenya, Taakeeye ayaa lagu eedeeyey inuu baraha bulshada ka taageeri jiray Shabaab .

Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes
Leave a Reply