Hadaljeedinta Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland Mudane Cabdi Farax Juxaa ee ayaa ka hadlay Caqabadaha Siyaasadeed iyo Mida dhaqaale ew Puntland Jahayso.
Wasiir Juxaa ayaa sheegay Puntland inay haysato dhaqaalo daro iyadoo yaraadeen deeqihii caalamiga ahaa iyo kuwii federaalka ka imaan jiray
Leave a Reply