Xildhibaan oo katirsan Labada gole ee BJFS oo Tiradooda ku dhowdahay 100 Xidhibaan ayaa ka hor yimid wax ka bedelka Dastuurka oo ay ku sheegeen in dadka iyo dalkana lagu kala fogeynayo, iyaguna aysan qeyb ka ahaan doonin.

Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes
Leave a Reply