Hay’ada Tayo Dhowrka Soomaaliya ayaa Fasaxday Bur dhacay oo fhawaan lagu qabtay dekada Muqdisho.
Ganacsatadii keentay Burka Dhacay ayaa hay’ada tayo dhowrka Soomaaliya Siisay lacag aan tiradeeda la sheegin kadibna waa loo fasaxay si ay ugu iib geeyaan suuqa Barkaaraha.
Leave a Reply