Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa garoonka diyaaradaha ee Garoowe kusoo dhoweeyay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo waxaa ka mid ah Xildhibaano badan oo kamida labada aqal ee barlamaanka Soomaaliya.
Dhawaan ayaa waxaa garoowe ka furmi doona shir looga soo horjeedo dastuurka cusub ee uu Samaysanayo Madaxwayne Xasan Sheekh.
Leave a Reply