Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa ka hadlay Safarkii Madaxwaynayaashii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ku tageen Garoowe.
Gudoomiye Madaale ayaa sidaan yiri ” Nimankii odayaasha ahaa ee dalka soo xakumay wey baxeen Garowe ayey tageen Balse Siciid Deni markii ay u tageen Wuxuu yiri Hadaa war murtiyeed soo saareesiin idinkee idiin taala aniga idiin kuma jiri, Culeys ka weyn miyaa Jiro.
Leave a Reply