Wasiirka warfaafinta Puntland, maamulka gobolka Nugaal maamulka degmada iyo waxgarad ayaa ka hadlay banaanbax ay sameeyeen bulshada Garoowe ay ku soo bandhigayeen taageeridda go’aanka Puntland ee Dastuurka loogana Soo horjeedo Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh.
Leave a Reply