Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada XFS.
Xubnaha Golaha Wasiiradda ee maanta la magacaabay ayaa kala ah
1:_Axmed Macalin Fiqi Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah.
2:-Xildhibaan Cali Xoosh Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka.
3:-Senator Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Wasiirka wasaaradda Amniga.
3:-ildhibaan Cabdillaahi Bidhaan Warsame Wasiirka tamarta iyo Biyaha.
4:-Xildhibaan Maxamed Aadan Macalim Wasiirka Wasaaradda Boostada iyo isgaarsiinta.
5:-Axmed Cumar Maxamed Wasiir dowlaha Wasaaradda Bay’ada iyo isbeddelka Cimilada.
Leave a Reply