Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, arrimaha doorashooyinka, ilaalinta madax-bannaanida dalka iyo dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta oo guulo wax ku ool ah laga gaaray.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si gaar ah kaga hadlay muhiimadda ay leedahay in talada dalka lagu celiyo shacabka, iyaguna ay doortaan cidda xukumeysa, wuxuuna shacabka Soomaaliyeed ka balan qaaday inay doorasho qof iyo cod ah u diyaar-garoobeen, balan waxaan idinkaga qaaday qof aadnaan dooran in uusan idiin talin.
Leave a Reply