Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya waxaa shir ku dhexmaray Mafaxwaynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Madaxeaynaha Soomaliya Xasan Sheekh.
Shirkaan dhexmaray labada Madaxwayne waxaa soo qaban qaabiyey Beesha Mudulood, waxaana looga hadlay arimaha Siyaasada, Dastuurka iyo khilaafka dowlada iyo Maamul goboleedyada.
War qoraala oo uu soo saaray Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa lagu sheegay inuu kulankii isaga iyo Xasan Sheekh Fashil ku dhamaaday.
Leave a Reply