Madaxweyne QoorQoor ayaa booqday dhulka dabdamiska ee Magaalada Muqdisho kaas oo boliisku sheegeen in bari laga guuro.
Madaxwayne Qoorqoor ayaa sheegay Dhulka Dowladda ayaa leh, Dowladda dadka dagan baa leh Madaxda qaranka iyo Booliska waan kala hadleynaa sidii loo joojin lahaa ciidamada Beri kusoo wajahan.
Leave a Reply