Wasiirka Arimaha Dibada Dowlada Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa Gudoomiyey Kulan Lagu heshiisiinayo Labo Beelood oo Dagaal Dhexmaray
Kulankaas lagu heshiisiinayey Beelaha Sacad iyo Leelkase waxaana Fiqi ku waheliyey Wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan Dowlada Sooomaliya iyo madax ka tirsan Galmudug iyo Puntland.
Leave a Reply