Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay madaxa sirdoonka Turkiga

xasansheekh

Madaxweynaha JFS ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Sirdoonka Qaranka Turkiga Ibraahim Kalin, iyagoona kawada hadlay sidii loo sii xoojin lahaa iskaashiga istaraatiijiyadeed ee Turkiga iyo Soomaaliya ee dhinacyada muhiimka ah ee labada dal, oo ay ku jiraan amniga, sirdoonka, dadaallada wadajirka ah ee ka hortagga argagixisada, iyo horumarinta xasilloonida gobolka.

Kualnka waxaa sidoo kale goobjoog ka ahaa Taliyaha Hay’adda Nabad Suggida & Sirdoonka Qaranka Somaliya (NISA), C/laahi Maxamed Cali.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.