Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: May 2024

Aadanmadoobe

Guddoomiyaha Aadan Madoobe ayaa booqday Safaaradda Soomaalida ee kenya

31st May 2024 admin 0

Gudoomiyaha golaha shacabka BFS Mudane Shiikh Aadan Maxamed Nuur”Aadan Madoobe iyo xubno kale oo ka socday baarlamaanka Soomaaliya  ayaa booqday xarunta Safaaradda Soomaaliya ee dalka […]

Firdhiye

Hogaamiyaha SSC Khaatumo ayaa Kulan laqaatay Safiirka Turkiga

31st May 2024 admin 0

Hoggaamiye Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali ayaa booqasho shaqo ku tagay safaaradda Dalka Turkigu ku leeyahay Dalkeenna Soomaliya ee Muqdisho. Hoggaamiyaha waxaa si diirran ugu Soo dhaweeyay […]

Wado

Dowlada Qadar oo Bilowday Dhamaystirka Jidka isku Xira Muqdisho iyo Jowhar

30th May 2024 admin 0

Ra’iisul WasaarAha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku tagey Balcad kormeer lagu dardargelinayo billawga wajiga saddexaad ee waddada isku xirta Muqdisho […]

xasansheekh

Daawo:Khudbadii Madaxweyne Xasan Ka Jeediyey shirka hoggaamiyaasha Afrika

29th May 2024 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay Shirweynaha Hoggaamiyeyaasha Afrika iyo Madaxda Bangiga Horumarinta Qaaradda Afrika ayaa dul istaagay […]

Xamze

Sawiro:Xamsa oo qaabbilay danjiraha Kenya u fadhiya Soomaaliya

29th May 2024 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Kenya u fadhiya Soomaaliya, Ambassador Kubai Iringo kaasi oo […]

guudlaawe

Guudlaawe oo Ka Hadlay Sababta uu uga dagi waayey Magaalada Matabaan

28th May 2024 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii dambe ee maanta waxa ay soo gaareen degmada Matabaan ee […]

james

Sawiro:Kulan Dhexmaray James Swan iyo Ra’iisalwasaare Xamse

28th May 2024 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabbilay Ergeyga kumeel gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay […]

xasanshekkh

Xasan Sheekh oo Mar Kale U dhoofay Kenya iyo Ujeedka Safarkiisa

28th May 2024 admin 0

Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay shir uu ka qeyb galayo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo lagu qabanayo Dalka Kenya. Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee […]

Xamze

Sawiro:Xamse oo la kulmay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caddaaladda ee dalka Sweden

27th May 2024 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caddaaladda ee dalka Sweden Anders Hall, waxa ayna […]

firdhiye

Daawo:Qaabkii Madaxwayne Firdhiye Loogu Soo Dhaweeyey Safarada Soomaaliya ee Nairobi

27th May 2024 admin 0

Madaxwaynaha Dawladda SSC-Khaatumo Mud. Cabdiqaadir Axmed Aw-cali ayaa Booqasho ku tagay Safaaradda Dalkeennu ku leeyahay Waddanka Kenya, waxaaanna si diirran ugu Soo dhaweeyey Safiirka Soomaliya […]

Qoorqoor

Daawo:Madaxwaynaha Galmudug oo Booqday Wasaarada Deeganla Soomaaliya

26th May 2024 admin 0

Madaxweynaha Galmudug Maxamed Cabdi Kaariye oo booqasho ku tagay Wasaaradda deegaanka iyo isbadalka cimilada Soomaaliya ayaa kulan la qaatay wasiirka wasaaraddaas.

James swan

Wasiir Fiqi oo Muqdisho Kusoo Dhaweeyey Ergayga QM James Swan

26th May 2024 admin 0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Axad ah ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Ku-simaha […]

Xasansheekh

Madaxwaynaha Kenya oo Sheegay Shabaab inay qabsanayaan Soomaaliya

26th May 2024 admin 0

Madaxweynaha Kenya, William Ruto oo Safar ku jooga dalka Maraykanka ayaa booqday Wasaarada Gashaandhiga waxuuna sheegay Soomaaliya inay ku sugan tahay xaalad Qatar ah. Madaxweynaha […]

koofi

Maxkamada Banaadir oo Go’aan Ka Gaartay Kiiskii Agaasimayashii Hore ee Hay’ada Socdaalka

25th May 2024 admin 0

Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa Go’aan ka gaartay dambi musuq maasuq iyo Xatooyo lagu soo eedeeyey Agaasimayaashii hore ee hay’adaha Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya. Agaasimayaashii hore […]

Xamze

Sawiro:Xamse oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dalka Qatar u jooga Soomaaliya

25th May 2024 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya, Dr Abdullah Bin Salem Al Nuaimi, iyaga […]

Posts pagination

1 2 … 5 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes