Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhaweeyay degmada Cabudwaaq ee Gobolka Galgaduud.
Madaxweynaha oo ku sugnaan doona degmada maalmaha soo aaddan ayaa la filayaa inuu la kulmo qaybaha kala duwan ee bulshada degmada Cabudwaaq.
Leave a Reply