Wasiirro iyo xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa garoonka diyaaaradaha caalamiga ah Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho kusoo dhoweeyey Madaxwaynaha Maamulka Kumeel gaarka ah ee SSC-Khaatumo Cabdulqaadir Axmed Cali Firdhiye.
Madaxwayne Firdhiye ayaa Muqdisho u Yimid sidii uu uga qayb gali lahaa shirka dowlada iyo dowlad Goboleedyada uga furmaya Muqdisho.
Leave a Reply